helele hele haleelahaye
hiiladu hadalkeena weeyaane
helele hele haleelahaye
hiladu hidanheena weeyane

daryeel iyo dawlad baa dhalatoo
dalkii baan ku laabanaynaa
danaystiyo daalin duurka galyo
dalkiiban ku laabanaynaaye

dulimigii dadka dilay waa la didshoo
dalkii ban ku laabanaynaaye
daryankii colaada waan daminoo
dalkiibaan ku laabanaynaaye

dagaalki iyo diiftii waan ka baxnoo
dalkii baan ku laabnaaynaaeye
halyaya daacadaa dalkii ka talshoo
dalkii baan ku laabnaaynaaye

dastuur iyo daacad baa dhalato
dalkii baan ku laabanaynaaye
dareen nabadaan dareemaay xalo
dalkii baan ku laabanaynaaye

degmooy xamar daaraba ka dhismoo
dalkiibaan ku laabanaynaaye
kurbaa na diloo waan daalanahoo
dalkiibaan ku laabnaaynaaye

Exit mobile version