inan yahow jaceel runi
aduunyada haduu jiro
uu dhex jooga laba ruux
usiday wadaagaan x2

ama uu mud jiitoo la
jiciirto kaligii x2

anaa hey hey ahaha
eeheehaa x2

anaa jamashadaa
qaba ehe sow jalecada jeedaalinta indhaha
kama garatid goornaba
x2

haduu geelu jeel qaba
joogo hirar barwaaqa ah
ood uqaado jaawada jiib
carowdka heesaha x2

waaka sooba jiidhee
soo jabiya ooddee x2

anaa hey hey ahaha
eeheehaa x2

anaa jamashadaa qaba
ee sow jidhiidhico waax
yaha jidhkoo idil ima
gaarin jeer hore x2

inan yahow jir wacashada
jah wareerka caashaqa
jidiinkay harraadiyo wixii
aan jab soo maray x2

adigaa hadh joogee jidh
kan milicda laasimay x2

anaa hey hey ahaha
eeheehaa x2

anaa jamashadaa
qaba ehe sow jalecada jeedaalinta indhaha
kama garatid goornaba
x2

marka hore jaceel kaba
nimaan maanka kala
jirin kolkay jooji leyihiin
januu dumar ku sheega
x2

kolka uu lajeer tee la
jiciirta reebee x2

anaa hey hey ahaha
eeheehaa x2

anaa jamashadaa qaba
ee sow jidhiidhico waax
yaha jidhkoo idil ima
gaarin jeer hore x2

Exit mobile version