Baal gorey haldhaa iyo
Biyo dahab lamoodyey
X2

Buuraha dhex deeniyo
Bada yaa intuu dhuro
Barri laga gud baa iyo
Bar cidla ah inooga
Dhiga x2

Baqool aan ku beeg
Sado baladkaygii hoyiyo
Barta ay ku noshahay
Baxsanaa alahayoow
Nin ku waa bariistaa
X2

Baadi doonka awgaa
Bohol yowga cashaqa
X2

Anigoon bukaan qabin
Boqol jeer habeenkii
Inta aan baraarugay
Sow bidixda daymada
X2

Eegmada kuman badin
Beladkaygii hooyiyo
Barta ay ku noshahay
Baxsanaa alahayoow
Nin ku waabariistaaa
X2

Exit mobile version