Aan damaq jacayl dad
Is raba warkood kaa
Daadajee x2

Waxay ugu darnayd
Markii aan dul imid
Taan dunida rabay
X2

Iyadoo doog dhex
Jiiftoo daawanaysa
Ubaxoo x2

Show raaxa damac
Dayoo durba garayskii
Furatayoo sii daysay
Timihii x2

Aan is idhi maday
Saa mise waad dug-
Siisaa dibnaha ma
Isa saartaan yaa
Dookh uheli jirayeey
Dadow maxad kafali
Layd x2

Aan dad iyo maal dee-
Qaha ilaah kaa daad-
Ajee x2

Marna waxaan iday-
Nay dumar iyo dhib-
Tood oo ila durkee
X2

Wuxuu sida daruraha
Sagal waa’u daalacay
X2

Waa mid muuqa dahab
Loo hadaan anigu dayn
Laa daahaa igu dirqin-
Ayee x2

Aan is idhi madaysaa
Mise waad dugsiisaa
Dibnaha ma isa saar
Taan yaa dookhu heli
Jirayey dadow maxad
Ka falilayd x2

Exit mobile version