VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Godole - Lyrics

Gacalo gacalooy hoow Gacalo gacantaydii mi- Digay godadle waa gad- Iisiiyay godadle x2 Gimbidh iyo guhaad Guri may gasheen gaba Gabiyo ciil ma anigaa Gun taday x2 Gabax idhi gugaygoon Wali gelin todoba godadle Waa gadiisiiyee godadle X2 Ma'guryoo gambiyay Intuu gaatamuu garbo Aan wax qarin lagub- Ood sadee x2 Garka xariga adag nagu Giijiyee guul baan wad- Nee gole waa gar daran Gododle waa gadiisiiye Godadle x2 Labaan guursadoo guul Dariyo ciil xalay guurihii Waxan gowda ku hayaa Gego madhan gawaan X2 Gaad madii horaan la Guuxayaa gaax deedii Baan la golon goloo Gacal tooyadiin igag- Aab satee guulow Alaa igar gaarayee Gabdha yahow galab Wanaagsan oo igabte Waa gadiiniiyee igabte X2 Gacalo gacalooy hoow Gacalo gacantaydii mi- Digay godadle waa gad- Iisiiyay godadle x2 Sida geed kuyaal gego Madhan dusheed baan Ged gedoomayaa labo Gabi dhexdoodee x2 Gab gab laynayaayoo Waan goohayaa godad Le waa gadiisiiyee Godadle x2 Sida goosan adhi uu Weer galuu kala gaa- Biyaan haraad gow Racnee x2 Dhulkoo galin cidla ah Ku go'doomayaa good Iyo abees gacan wali Ma galin godadle waa Gadiisiiyee godadle X2 Gabal dhacay dam Yidhi gaajiyo haraad Nimaad galalabteen Kama gaabsadoo Wuu soo gataacaa X2 Gacmahaygii baa Gudin igu jaroo Dumar garasho ma Leh geesi baa gab Lamay x2 Markii ay gantaal Sidii goodirkii garka Iyo wadnaha garab Kal heleen gabdha Yahow alla waa gal Gelinee x2 guulow alaa igar gaar- Ayee gabdha yahow Galab wanaagsan oo Igabte waa gadiiniiyee Igabte x2
Queue is empty
-- / --