VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Godole mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed Mooge
Godole

Gacalo gacalooy hoow
Gacalo gacantaydii mi-
Digay godadle waa gad-
Iisiiyay godadle x2

Gimbidh iyo guhaad
Guri may gasheen gaba
Gabiyo ciil ma anigaa
Gun taday x2

Gabax idhi gugaygoon
Wali gelin todoba godadle
Waa gadiisiiyee godadle
X2

Ma'guryoo gambiyay
Intuu gaatamuu garbo
Aan wax qarin lagub-
Ood sadee x2

Garka xariga adag nagu
Giijiyee guul baan wad-
Nee gole waa gar daran
Gododle waa gadiisiiye
Godadle x2

Labaan guursadoo guul
Dariyo ciil xalay guurihii
Waxan gowda ku hayaa
Gego madhan gawaan
X2

Gaad madii horaan la
Guuxayaa gaax deedii
Baan la golon goloo

Gacal tooyadiin igag-
Aab satee guulow
Alaa igar gaarayee
Gabdha yahow galab
Wanaagsan oo igabte
Waa gadiiniiyee igabte
X2

Gacalo gacalooy hoow
Gacalo gacantaydii mi-
Digay godadle waa gad-
Iisiiyay godadle x2

Sida geed kuyaal gego
Madhan dusheed baan
Ged gedoomayaa labo
Gabi dhexdoodee x2

Gab gab laynayaayoo
Waan goohayaa godad
Le waa gadiisiiyee
Godadle x2

Sida goosan adhi uu
Weer galuu kala gaa-
Biyaan haraad gow
Racnee x2

Dhulkoo galin cidla ah
Ku go'doomayaa good
Iyo abees gacan wali
Ma galin godadle waa
Gadiisiiyee godadle
X2

Gabal dhacay dam
Yidhi gaajiyo haraad
Nimaad galalabteen
Kama gaabsadoo
Wuu soo gataacaa
X2

Gacmahaygii baa
Gudin igu jaroo
Dumar garasho ma
Leh geesi baa gab
Lamay x2

Markii ay gantaal
Sidii goodirkii garka
Iyo wadnaha garab
Kal heleen gabdha
Yahow alla waa gal
Gelinee x2

guulow alaa igar gaar-
Ayee gabdha yahow
Galab wanaagsan oo
Igabte waa gadiiniiyee
Igabte x2

codkii Ahmed Mooge