VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaan wacanay - Lyrics

Aduun waa wareer- Oo war iyo sheekaa Ka hadhaa x2 Ruux naba kuma Waarayee wad kuna Waa waa waalama Huraan x2 Wadaadka wax wan Sho iyo wabiinka Munaafaqa ihi wahey Waa lalowga iyoo Wacnaan waa usim- An yihiin x2 Wixii hore aadmi iyo Walaac aan sooba Arag wadhida hore Aan u baran miyuu Wax ka garan karaa x2 Hadaan wacanay Ku idhi adigu waajib Kaaga gudo miyaad Waligaa is odhan Adiga wehel kaa ha Jiroo x2 Wadaaguhu waa Ardaa wedhiyo had- Alkaa is wada x2 Waanana dhalanbaa Ka adag wadadu wey Wey wey wey weey Way xidhan tahee X2 Nasiibku ma waalan Yahay xagee buu igu Wadaa gantaasha i Wiiqday iyo hohey Labadayda wiil x2 Wixii hore aadmi iyo Walaac aan sooba Arag wadhida hore Aan u baran miyuu Wax ka garan karaa x2 Hadaan wacanay Ku idhi adigu waajib Kaaga gudo miyaad Waligaa is odhan Adiga wehel kaa ha Jiroo x2
Queue is empty
-- / --