VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hadaan wacanay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed Mooge
Hadaan wacanay

Aduun waa wareer-
Oo war iyo sheekaa
Ka hadhaa x2

Ruux naba kuma
Waarayee wad kuna
Waa waa waalama
Huraan x2

Wadaadka wax wan
Sho iyo wabiinka
Munaafaqa ihi wahey
Waa lalowga iyoo
Wacnaan waa usim-
An yihiin x2

Wixii hore aadmi iyo
Walaac aan sooba
Arag wadhida hore
Aan u baran miyuu
Wax ka garan karaa
x2

Hadaan wacanay
Ku idhi adigu waajib
Kaaga gudo miyaad
Waligaa is odhan
Adiga wehel kaa ha
Jiroo x2

Wadaaguhu waa
Ardaa wedhiyo had-
Alkaa is wada x2

Waanana dhalanbaa
Ka adag wadadu wey
Wey wey wey weey
Way xidhan tahee
X2

Nasiibku ma waalan
Yahay xagee buu igu
Wadaa gantaasha i
Wiiqday iyo hohey
Labadayda wiil x2

Wixii hore aadmi iyo
Walaac aan sooba
Arag wadhida hore
Aan u baran miyuu
Wax ka garan karaa
x2

Hadaan wacanay
Ku idhi adigu waajib
Kaaga gudo miyaad
Waligaa is odhan
Adiga wehel kaa ha
Jiroo x2

codkii Ahmed Mooge