Waa la i jirabayoo kii
Aan jeclaa baa lana
Kala jacuuroo dadka
Lama qayaanee x2

Uma jeedsanoo ma
Jeedaaliyee hajabine
Aboowe xagee buu
Jiraa mee jaalahay
X2

Inan yahay jaceyl
Kani kaligaa ma
Joogee isba jaalaa
Lajiifee jaarkaa lay-
Aabee x2

Hadii uu ku jiroo
Calaf jeeray ahaat
Aba lajal beeban
Doontee meel dh-
Eer ma jiro jaalaha
Walaal x2

Jiidhkii i dhalaybaa
Jilbahay iga xirayoo
Jaran jarada aqalkiyo
Iridiba ma gaaree
X2

Uma jeed sanoo
Iiga keen jawaab kii
Aan jeclaa hajabine
Aboowe xagee buu
Jiraa mee jaalahay
X2

Labaday isku jeel’ee
Kalgacaylku isku jiitaa
Buuraha isku jiiroo
Oodana jibaaxee
X2

qalbiga yuu dhaqsuu
Kuula joog lajal beeb-
An doontee meel
Dheer ma jiro jaalaha
Walaal x2

Exit mobile version