Sida mayay aroor
Yaad miiraale soo
Kacay meel mahiig-
Aan jilbaha dhigay
X2

Dhirtu'ay magoshoo
Manka iyo caleentii
Isku maydhax sooh-
Meen x2

Dhulka midhood ka
Soobaxay muran uu
Dhexyaaloo anaa kaa
Macaaniyo x2

Waxan ahay masciid-
Eed hadal la isku mari
Karin maanshee bar-
Waaqa ah x2

Muuqooda inan yahay
Mar mar baan ku moo-
Daa ama kugu mataa-
Laa x2

Runta lagama maar
Mee maalin taan ku
Halacsaday meel dh-
Iman la' inad tahay
Mad madow igama
Galin x2

Dayaxoo maquuriyo
Fadna galin daruuruhu
Maal mahaa shan iyo
Toban x2

Mudadii ku buuxsaday
Cad ceeduna mudh
Sootidhi madax yada
Falaadhaha x2

Ku mariintay nuurkii
Midabaysay inanyahay
Aanse milicna wali
Noqon x2

Isha muuq sigeediyo
Mililaca jaleecada
Anoo meel kadawaday
X2

Muuqooda inan yahay
Mar mar baan ku moo-
Daa ama kugu mataa-
Laa x2

Runta lagama maar
Mee maalin taan ku
Halacsaday meel iim-
Aan leh inad tahay
Mad madow igama
Galin x2

Exit mobile version