Qof jacaylku rayigalayoo
Ruug iyo ka xidhan low-
Goo reen taaha baanee
X2

Sida ramadka reebaan
Ku raad raadinayee
X2

Caashaqan isoo riday
Aanka reesta howshee
Kaalay reeskii ii raaac
X2

Anba waygu raran
Yohoo runtii intuu
Rubada berkiyo wad-
Naha raka iga samay-
Stuu x2

Hadba ruuxuu doonuu
Raali gali ileeyee x2

Caashaqaan isooriday
Aanka reesta howshee
Sowma raaco kaan
Rabay x2

Naf riyoota awgaayoo
Ribatada kalgacalkiyo
Rarka laylidaan ee x2

Sida raxan gadoodaan
Hibashada rog rogayaa
X2

Caashaqan isoo riday
Aanka reesta howshee
Kaalay reeskii ii raaac
X2

Waa raran kalgacal
Kiyo ridada anaa roob
Inaayee runtii raad
Qabadka qamuunyada
X2

Rasmigaan jaleecada
Ilmo ragac kasiiyaa
X2

Caashaqaan isooriday
Aanka reesta howshee
Sowma raaco kaan
Rabay x2

Exit mobile version