Wabigii ganaaniyo
Sida gacamadii eyl
Niyadayda gooh iyo
Guux ololba kama
baxo x2

Gocoshada waxay Baday Wadnahayga Geesi oo Gacaloy hal bowlaha caashaqaa god wayn
Ku lehee x2

Gaas baana ku cartama
Iyo guuto xoog badan
Waayuhuna gees buu
Gacantayda dib uxidhay
X2

Kuna gaadhi waayee
Galbatayee nasiib kaa
Ana samir gudoon saday
X2

Harka labada galin iyo
Gabal daye sidiisii
niyadayda goor naba
Geedi caashaq kama
Baxo x2

Gubashada waxay baday
Xididada guntoodiyo
Gacaloy halbowlaha Caashaqaa god wayn
Ku lehee x2

Guluf baana yuurura
Iyo guuto xoog badan
Waayuhuna gees buu gacantayda dib uxidhay
X2

Kuna gaadhi waayee
Galbatayee nasiib kaa
Ana samir gudoon saday
X2

Exit mobile version