naf jacayl haleeloo
hami uu hogaan shaa
hagid kuu hor joogtee

niyad kuu hilowdoo
rajo kuu han waynbaa
hiilkaa sugaysee

haaswe wacan iyo
haasha kalgacalbaa
kuu hawooday adigee
hab isii hab isii habooneey

naf yacayl han gaaroo
halis tuu wareemaa
dhayid kuu hor joogtee

naartoo holcaysaa
nabarkii hulagaa
hiilkaa sugaysee

Exit mobile version