xoogi dalkaygoow
xubno daacada ahow
xiligii kastaba
xadka dhowrayow
xoogii dalkaygow

rag la soo xushoo
xeelad iyo farsamo
xilka waajibka
xarago u gutoo
xoogi dalkaygow

xaasha lilaahiyo
dhiigiyo xinjirada adaa
xornimada darteeda
xaq u daaisa
xaynimo adeegsado
calanka u xajiya

xoogii dalkaygoow
xaq u dirir inaan ahow
xarbi iyo dagaal
ku xafido dabayl
xoogi dalkaygoo

la xisaabtamo
xigashiyo dareen
xilka waajibka
xarago u qabtee
xoogi dalkaygow

xaasha lilaahiyo
dhiigiyo xinjirada adaa
xornimada darteeda
xaq u daaisa
xaynimo adeegsado
calanka u xajiya

Exit mobile version