labadii is doortee wanaagiyo dulqaadkiyo
darajada ka simanee
adinkaa dal iyo dibad ama dunida oo idil
caashaqa daryeeloo dabaal bara jacaylke
yartaay dookhaagu waa dahabee
yarkuna waa inuu dareemaaye
dadkuna waa inuu dareemaayee
yarkoow yartuna ayaan la isku kiin dirin
labadii dadaalee diintiyo asluubtiyo
dabciguba is raacshee
adinkaa aqal wada dagi oo loo dabaal dagi
sucadiyo salaantana dadku idin gudoonsii

Exit mobile version