Doqon ma ahan liitaa
Diirac ma ahan lurkii laran
Ma ahan dahab yaalo caad doo
Kal gaceylku waa dooq….2X

Dantuna ceeba malahee
Dantu ceeba malahee
Dadku uun beey isku
Nacayee…2X

Dumar taan ka caanshaqay
Duni ayey iga raacdee…2X

Madayaa jaceyloo
Dib ma uga haraa
Haba ila dagtee
Dib ma uga haraa dumar iyo
Jaceyl…..1X

Madayaa jaceyloo
Dib ma uga haraa
Haba ila dagtee dumar iyo jaceyl
Dib ma uga haraa….1X

((( BOGGA LABAAD )))

Danbi malaha ruuxii
Illaaheey ka deeynayo
Daawo malaha ruuxii
Wadku soo duljoog sado….2X

Dantuna ceeba malahee
Dantu ceeba malahee
Dadku uun beey isku
Nacayee……2X

Dumar taan ka caanshaqay
Duni ayey iga raacdee…..2X

Madayaa jaceyloo
Dib ma uga haraa
Haba ila dagtee
dumar iyo jaceyl
Dib ma uga haraa…..1X

Madayaa jaceyloo
Dib ma uga haraa
Haba ila dagtee
Dib ma uga haraa
Haba ila dagtee
Dib ma uga haraa
Haba ila dagtee
Dib ma uga haraa…..1X

lyrics By Dayran omar

Exit mobile version