Ruux kula dadoo kula
Diina baa dugsi laga
Dhigtaa….2X

Marwo daacadoo ku
Diir naxdaa dumar laga
Xushaa ~ yee
Dahab iyo xariir keey doon tabaa
Dusha lo suraa
Dusha lo suraa
Dusha lo suraa
Dusha lo suraa….2X

Darajada aduun
Dad is guursadaa
Ku dakenayee ee
Arooska ku daga…2X

Ku dakeeye oo
Arooskan ku daga
Ku dakeeye oo
Arooskan ku daga
Ku dakeeye oo farxiyooy ku daga
Ku dakeeye oo faraxow ku daga
Ku dakeeye oo ducadeeda hela….1X

(((BOGGA LABAAD)))

Rer lagu dagoo
Lagu diir sadaa
Daa’in laga baryaa…2X

Geesigii da’a daa ka dortay baa
Dadab lala galaayee
Deeq iyo wanaag ku
Doona ~ yaa baa dabcan lo huraa
Dabcan lo huraa
Dabcan lo huraa
Dabcan lo huraa….2X

Darajada aduun
Dad is guursadaa
Ku dakenayee ee
Arooska ku daga….2X

Ku dakeeye oo
Arooskan ku daga
Ku dakeeye oo
Arooskan ku daga
Ku dakeeye oo farxiyooy ku daga
Ku dakeeye oo faraxow ku daga
Ku dakeeye oo arooskan ku daga
Ku dakeeye oo ducadeeda hela…..1X )))

lyric by Dayran Omar

Exit mobile version