afku dhuxulkaa
dhaayaha indhaah
dhalan wanaagaaga
dhal dhal joogaaga
midabkaaga dhiinka
dhaayahaa urooney
dhaqan joog sigaagi
dhoola qoosadeydee
halkii aad ku dhalatoiyo
dhudi lagu xambaaryeey
ma wax kula dhigmaa jira
hodaneey kula dhigma jira
fanana kula dhigmaa jira
may love kula dhigma jira
dhuuxiyo lafaha
jacey;lkaan ku dhacey
ee aad ku dheertahaa
dharaar iyo aleylkaaga
joogaag jecel
dhaayihiii nafteydoow
waxad iiga dhigan tahay
sida Roob guyaal da ay
halkii aad ku dhalatiyo
dhudi lagu xambaaryoo
ma wax kulaa dhigmaa jira
fanaan kula dhigmaa jira
codkula dhigmaa jira
axmadow kula dhigma jira

Exit mobile version