Qarnigaan hablaha kacay ~
Qureesh taan ka doortee
Qalbigeygu tabayaay
Qowlkaga wacan iyo qaabkaga
Kala dhigan nafta qiiro galisee..2X

Qeyb qeyb haddii aan ~~
Xubna haaga Qaawiyo ooh…2X

Quman kama dhargaayee
Haa kama dhargaayee…1X

Waa inan qorsheynaa
Aroos qiimo badan iyo
Qurux lo cayaaroo
Farxad aan ku qaad naa….2X

((( BOGGA LABAAD )))

Qiyaastada hadalki iyo
Xishoodki iyo qada rintaa
Kheeyr kaa ku dhaaftee ~~
Qoortada dheeri iyo qun yar socodka laafyahaa lama
Qarin karayee…2X

Markaad luqunta qaadee ~~
Igu qabato bashadaa aah…1X

Markaad luqunta qaadee ~~
Igu qabato nasahaa aah
Ayuun baan qabobaa aah
Aan qabobaa aah…1X

Waa inan qorsheynaa
Aroos qiimo badan iyo
Qurux lo cayaaroo
Farxad aan ku qaad naa….2X )))

lyrics by Dayran omar

Exit mobile version