Wagareey aduunyada
Jacayl waaba ha noqoninee
Wagawga ma jeedinee
Wiilal dhalay ma seestaa
2x
Waadigii haweeneey
Adoon iga war diidayn
Waadigii haweeneey
Adoon iga war diidayn
Ayaa gogol wehel kuu dhigaa
2x
Wadan kala wanaagsanee
Wacan ciidii loo bogey
Wadan kala wanaagsanee
Wacan ciidii loo bogey
Hareerihii wacnaa iyo
Had walwaalo aragtideedaa
Miyaa laguugu soo galaa
2x
Weyne tuu u deeqee
Qurux weel u buuxshaay
Waaxyaheeda qudha ee
Loo wada dhameeyaay
2x
Dibkuna wajiiliyaa
Halka waalid igu daray
Dibkuna wajiiliyaa
Halka waalid igu daray
Ayaa gogol wehel kuu dhigaa
2x
Wadan kala wanaagsanee
Wacan ciidii loo bogey
Wadan kala wanaagsanee
Wacan ciidii loo bogey
Hareerihii wacnaa iyo
Had walwaalo aragtideedaa
Miyaa laguugu soo galaa
2x

Exit mobile version