Danbi anoo lahaynaa
Duudka la’iga saaree
Dabin anaa la ii dhigee
Laygu deeyee, laygu deeyee

Daa’imoo idaryeel
Daboolkaan iga qaadee
Adaa kuu dansheegtee

Da’yartaan is dooranaa
Aa la’igu diraayee
Dad anoo dareejay
aa idulmaayee
Yaa ii dadaalaayee

Daa’imoo idaryeel
Daboolkaan iga qaadee
Adaa kuu dansheegtee

Exit mobile version