Mudadii isoo maagtee
Wada deeda macanka
Badneed x2

Miyirkaa iga qaadayee
Ana waa mashqul sanaa
X2

Malabaan mudaayayee
Carabkeed ii marsatee
X2

Maa

Mahad waaye miin
Moodayee ana waan
Nasahaa markaygee
X2

Murugteeda ii muujisaye
Miskiin nimanteedee
X2

Qof muraad lahaan
Mudaayayee meelkala
U muuqdayee x2

Meer meerin iyadoo
Kujirtee ana oon maq-
Laayee x2

Maankaygana ku haastaye
Micno ween masiininee
X2

Mahad waaye miin
Moodayee ana waan
Nasahaa markaygee
X2

Murugteeda ii muujisaye
Miskiin nimanteedee
X2

Qof muraad lahaan
Mudaayayee meelkala
U muuqdayee x2

Meer meerin iyadoo
Kujirtee ana oon maq-
Laayee x2

Maankaygana ku haastaye
Micno ween masiininee
X2

Mahad waaye miin
Moodayee ana waan
Nasahaa markaygee
X2

Exit mobile version