wadnahay wehelkii dadka waa ka xidhee
waydiinin su'aashee wax uu da'waynee
waligay dad ma weereerihaynine
waqtigan dad wareerihaaye
wanaagii iloobayee
yaa ku waalay walaal badneey
iyo wayro ahaa ku wareegto
bal maxaa ku waday adlee is waydiiyee

wacadkii aan lahayn adigaa ka wareegay
wadaday aan dhahay isla daqaysaye

Exit mobile version