Adaa ibaday uurkutaalada
gafayoo talabaada
hadba gees udhacayoo
Sida aar Gantaal qaba
Gosaha is dhaafsaday

Magam ee hurdada Baas
Anigoo go’aygiyo
La dagaao gogasha
Waagu soo gaduutaa

Gacayladaydaay
Godabtaad dhigataa
Waa mid gooni kuu taala
Ama gees laguu xidhay

Gacaladayda intaad igoosoo
Gamci maayo wiilkale
hadaad garabka saartay
Ha gudoomi geeridayda inanyahay
Nafsi lama gudoomeee

Exit mobile version