dhulka oo barwaaqo ah
anigoo bulsho aqoon
badan jooga qoroaxay
saw markaan is baranay
bildhaantaada kumaan arag
sidaad tahay bil dhalatay
biyo wabi dhexdood
bahaladii yixaaskiyo
jeertii saw imaad barin
baashaalka galabtii
markaan joognay beeraha
aaway baaqdeenii
jacalkii ma baabay
anigoo ubaahan
bildaantaada inan yahay
ayaan bootka beeraha
nabsi waa balaaye
waadigana bilada
ciyaarayee ka boodee
hadmaad ooyi doontaa
anaa anaa anaa
aan tuman baloolay
caku barashadii yahay
dhowr bari hortood
saw lamaan bukoon
beerkiyo wadnaha
waxaad moodaa bahaloo
bini aad mi ila qabin
boga igama haystaan
baadkiina kama go in
biyihiii kol ay tahay
mar uunbaan bogsoonoo
hadii ayna naftani bixin
anigoo badqaba
adna ay bastaa noqon
dumar haw badnaatee
bini aadmi waa saase
markaad taadii bogotay
miyaad laba boglaysaa

Exit mobile version