Saxiib Miyaan Nahay?
Sadex saw Kuguma Qabin?
Saqda Dhexe Miyaa Dumar
Suuqa Soo Marmari jiray ?
Raguna Seexan Jiray Meel
Hadmaa Saanta Loo Roogay–Waa Wareey
oo Sidatan Loo Roogay Yaabayee
Guurkii Saanta Loo Roogay
Waa Duni Sirgaxano Akhiiro Samaane
Allahayaaw Nasamabixii

ha iseejin Anigana wakhtigaa
Adna Sahanso Meel Kale
ileyn Sidan Kuguma Heyn Karaaye

Sawtii La Odhani Jiray Dumar Waad (……….)
Saakana Waxa Xigay inay Suuqa Meraan
Ragana Salooshaaan
Saban HOre Waxa Jiray oo Sugna
Gabadh Qeyd Sidato Saafiyo
Sakadooda Dhaafeeyn
Sanadahana Waxaa dhacay
Subax Tii Ku Aragtaa
Bari Ayeey Saaxiib Ku Ledahay

ha iseejin Anigana wakhtigaa
Adna Sahanso Meel Kale
ileyn Sidan Kuguma Heyn Karaaye

Exit mobile version