Laba calafka guirkiyo
Cawo iyo nasiibkood
Cisigani ku gaadhee
Loo caleemo lulayoow

Mar hadaad carooskiyo
Caawa dadab galkiinii
CAADIL idinku simay

Samatarow cawaalow
Caashaqu ha nagaadee
Cimrigiin intuu jiro
noqda laba calool sami
Hela hela hela
Ubadiyo caruur hela

Xididiyo cashiiriyo
Laba weeyi cugashada
Ceesh inay wadaagaan
Ku cayimay nasiibkee

Gayaankii is calmadaw
Abid nolol cudooniyo
Caafimaad ku waara

Exit mobile version