Maxaan hirig iyo cadaad
Habeenimo soo dhexmaray
Ku dhacay abadaqaha
ku dhacay
Maxaan hambalyiyo salaan
Hawada kuusoo marshoo
Habeeno markay maqnayd
Jawaabtaadina helay
Haloogsiga caashaqee
Ku hawlnayn waayo badan
Halkaan ugu tala galniyo
Allaw hoodo nooga yeel
Mxaaan hibashada kalgacal
Hamada beentiyo riyada
La kacay maxaan
Hayiga ula kacay
Maxaan oon iyo haraad
Naftaydoo hamuun qabtoo
Midii hore soo martiyo
Ka noolahay maanta adi

Exit mobile version