Gardarroolayaashee
Iskukeen gubaayee
Gaar aan ka qaadnee

Galladiyo abaal
Wanaag lagu gudaayee
Gabaryahay ogaawe
Hadalkii garwaaqsee
Gacanteey midigeey
Garabkeey bidxeedeey

Geessi aan gama aheena
Guulle iga yeelee
Maxaa la igu goobtaa
La ii gumaadaa
Gacantaydii midigeey
Garabkeeygi bidixeey..

Exit mobile version