Jacayl jugtiis mayaroo
Anaa u jiir go ayee
Ka joog joog la iga waayee
Anaa u jiir go ayeee

Middii aan jalleecee
Jariskeeda aan hayaa
Inta jilibiyo jamaamiyo
Jannaaliyo afgooyaa
Jawhar la iigu sheegee

Jacayl jugtiis mayaroo
Anaa u jiir go ayee
Ka joog joog la iga waayee
Anaa u jiir go ayeee

Joogdheer beellaa
Jamaal qurux wanaageey
Aaawadaa jarmaadee
Ku jantayee faaisaay
Kuuna jeedi waayee

Jacayl jugtiis mayaroo
Anaa u jiir go ayee
Ka joog joog la iga waayee
Anaa u jiir go ayeee…..

Exit mobile version