mudaan laasimay jaceyl
laabtayda intuu dagay
lugooyo ka dhawrayoo
lubigayga uhuray
lixaadkiyo garaaraha
laafyahaaga qurxoon
luquntiyo cabadhyaha
ishu laasimaysaa
luulaay luulaay luulaay
laylkii ma lado luulay
adaa ilamaanshee luulay
lanta caashqa luulaay
kuu lulay adiga luulaay
luulay luulaay
laxaadka caashaqiyo
love ka love luulaay

hoo hee hee haa oohoo
lamaan caashaqa ohoo
love ka uwada ah lilah
lurka ka dowrayoo
ubaxa ululayaan ahee
aniguna la aantaa
kalgacal igu liganbaa
laabtayda intuu dagay
ladi waayey awgaa
luulaay luulaay luulaay
laylkii ma lado luulay
adaa ilamaanshee luulay
lanta caashqa luulaay
kuu lulay adiga luulaay
luulaay luulaay luulaay
laylkii ma lado luulay
adaa ilamaanshee luulay
lanta caashqa luulaay
kuu lulay adiga luulaay
luulay luulaay
laxaadka caashaqiyo
love ka love luulaay

Exit mobile version