Middaan dumar
Maanka aan ku qoray
Middaan caashaqee
Miyirkaygu raaacay

Cishqigaan muddooo
Muddoo dhisayney
Maanta haynoo
Mid kale u hibaysoo
Maxaad ka oran bulshooy

Waa masee ka fogoow maaha
Miyirkaaga dejiyoo
Mid kalee doono maaha
Ma aha ma aha bulshooy

Middaan dumar
Mucaashaqeen dartee
Mugdi igu qiroo
Zaartay madaxa dadyahoow

Cishqigaan muddooo
Muddoo dhisayney
Maanta haynoo
Mid kale u hibaysoo
Maxaad ka oran bulshooy

Waa masee ka fogoow maaha
Miyirkaaga dejiyoo
Mid kalee doono maaha
Ma aha ma aha bulshooy..

Exit mobile version