bismilaahi guurkeena
iyo binada reerkeena
iyo nolol bilowgeena
waa bartii jacaylkeena
balantii habeenkeena
badhaadhaha arooskeena
baashaalku waa keena

baryo eebe weeyaane
barawkaynay libaanay
iblayskiyo bahdiisaba
baradeena laga naarye
wabilaahi tawfiiq dhe

wacadkii ma beenoobin
muu burin jacaylkeeeni
samirkeenu muu baaqan
badankiyo laabteena
kalgacaylka buux dhaafshay
beer caashaq weeyaane
haduunbuu barwaaqoobay

Exit mobile version