dhulkeeni balaadhnaa baaxadiisu waynayd
waanigii ka baadee boqorow inabad gee
boorama hargaysiyo baligubadliyo sheekh
beerihii gabilay burciyo berbera buuhoodle
iyo hawd badhan aynu gaadhnoo dhahar
bartaa laascaanood boosaaso iyo bari
garoowaha ku baalaman
ceel buur ku yaaliyo caabudwaaq budeediyo
guriceel ha baal marin cadaado
jawhar ceel dheer baraaf
banaadiriyo xamariyo bandheere iyo baalcade
beerihii af gooye iyo allaw yaa bidhaansada baydh
biloo yaa ku dhaxa bakool baraawaha boga xiga
balad waynta caka iyo bulaa buurdiyo bal day mataba
aan goobile babaygii jamaame iyo buuraalay kismaayo
bartuu geelu daaqay baar dheeroo loo bogay
gedo baaleheeda balad xaawa iyo lug baydhaba badhtankeda
bar daaloo baaxad wayn dilsoodhiyo buur hakabo
markaan u baqoolo
ay hoobaalayoow kala baydh wajaaliyo saylacoo bada u dhaw
bilicdii jabuutiyo cali sabiix ha baal marin
qoraxay bankeediyo geedohoo barwaaqa a
allaw yaa jig jiga nabad kugu bariista
hobeey barbaartaa intaa taalbaa booqo aan is leeyahayo
barashiyo bariida ahaan ku sidaa bogayga oo
beerkay idin tabayee bulshayahay ma nabad baa

Exit mobile version