VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cashar - Lyrics

xiisaha caashaqaa abuura nolosha faraxa casuuma jawiga calmashada dareenka dhagaha waxa cula jacaylka hadaan calal la iska saarin ciduu qofba dookhu raacshay miyaan caynkanoo kaleeto jacaylka cugan lahayn sideena xumaa dadka cawridoo dagdaga cishqigeen abuurnay dhakhsana cirka mareen la yaabay caloosha badhbaa ka diidan yaahuu inaga caashaqeenu waa mid dadkuba casharada ka qaato cirkoo da'ay cimilada roobka ciidiyo dhulkoo wada cagaara hawada carfigiyo udgoonka ayaan caashaqa ku beernay cakuye markuu nabar ku gaadho cad go'a waan kula qabaaye kalsooni camal wanaagsan maxaan cid kastaba ku dhaafnay
Queue is empty
-- / --