VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Cashar mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed zaki
Cashar

xiisaha caashaqaa abuura
nolosha faraxa casuuma
jawiga calmashada dareenka
dhagaha waxa cula jacaylka

hadaan calal la iska saarin
ciduu qofba dookhu raacshay
miyaan caynkanoo kaleeto
jacaylka cugan lahayn sideena

xumaa dadka cawridoo
dagdaga cishqigeen abuurnay
dhakhsana cirka mareen la yaabay
caloosha badhbaa ka diidan yaahuu
inaga caashaqeenu waa mid
dadkuba casharada ka qaato

cirkoo da'ay cimilada roobka
ciidiyo dhulkoo wada cagaara
hawada carfigiyo udgoonka
ayaan caashaqa ku beernay

cakuye markuu nabar ku gaadho
cad go'a waan kula qabaaye
kalsooni camal wanaagsan
maxaan cid kastaba ku dhaafnay

codkii Ahmed zaki