kaa daymoohayee
darbi ka boodooy
dol dheer daluugaan
ka deymoohaayee
doogiii cagaarnaaa
dab aad kushiday
aan dameynineee
dayax gacmeedkaan
kugu duulin lahayee
damacii kaa lahaa
adaa dabooshee
dambi aad gashee
kaa daymoohayee
darbi ka boodooy
dol dheer daluugaan
ka deymoohaayee

duufaanta duushee
dabayshi wadaaa
kusoo daftayeee
duulkii damuumiyayashe
daaftoo ay kusoo dajisee
dulmigaas maa iga doorbidaye
kaa daymoohayee
darbi ka boodooy
dol dheer daluugaan
ka deymoohaayee

Exit mobile version