VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhamaystiran - Lyrics

Sidaad qalbiga iigu hayso Hiigaal waan kaa arkaayee Adoon furin hadaladaada Anaa huba huba huba Anaa huba caashaqaaga 2x Hanbaa libin sheeganaayaa Jacaylbaa heegan jooga Balani waa inoo halkeedii Habeen faraxlaa faraxlaa Habeen faraxlaa dambeeya 2x Inaan ku helaa aad ii ah Sacday ku doontaa xal ii ah Inaad I eegtaa nal ii ah Inaad I habtaa jal ii ah Inaad I habtaa jal ii ah 2x Adaan kuu heesayaaye Waxaa tahay heego muuq leh Heemaal bilanoo cajiib ah Hugaaguba gaaguba Hugaagu xishoodka weeyee 2x Xarago waan kugu hubaayee Quruxdu hidahaaga weeye Dhigaa kuma haybinaayee Qofbaa tahay tahay Qofbaa tahay aan ku haysto 2x Inaan ku helaa aad ii ah Sacday ku doontaa xal ii ah Inaad I eegtaa nal ii ah Inaad I habtaa jal ii ah Inaad I habtaa jal ii ah 2x
Queue is empty
-- / --