VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dhamaystiran mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed zaki
Dhamaystiran

Sidaad qalbiga iigu hayso
Hiigaal waan kaa arkaayee
Adoon furin hadaladaada
Anaa huba huba huba
Anaa huba caashaqaaga
2x
Hanbaa libin sheeganaayaa
Jacaylbaa heegan jooga
Balani waa inoo halkeedii
Habeen faraxlaa faraxlaa
Habeen faraxlaa dambeeya
2x
Inaan ku helaa aad ii ah
Sacday ku doontaa xal ii ah
Inaad I eegtaa nal ii ah
Inaad I habtaa jal ii ah
Inaad I habtaa jal ii ah
2x
Adaan kuu heesayaaye
Waxaa tahay heego muuq leh
Heemaal bilanoo cajiib ah
Hugaaguba gaaguba
Hugaagu xishoodka weeyee
2x
Xarago waan kugu hubaayee
Quruxdu hidahaaga weeye
Dhigaa kuma haybinaayee
Qofbaa tahay tahay
Qofbaa tahay aan ku haysto
2x
Inaan ku helaa aad ii ah
Sacday ku doontaa xal ii ah
Inaad I eegtaa nal ii ah
Inaad I habtaa jal ii ah
Inaad I habtaa jal ii ah
2x

codkii Ahmed zaki