Arag deeqa iyo isha buuxiyaay
Eegmada indhaha ashqaraariyay

Edeb nuursaneey
Eray maan galiyo
Ubad awliyaadeey
Uur daacdiyo ehel caashaqeey

Samo ururiyaay
Iinsaan kaydiiyaay
Oon tira hankayga
Ilin baajiyaay
Ax inaan idha ogol diida eey
Naf abaalsaneey weey abaalsaneey

Hig dhe hig dhe hilowle

Ugub quruxliyo asal muunad laay
Inan dhaqan liyo uunka deeqdayeey

Oogta waabaraay
Ilays kaaha iyo iftiin ii baxaay
Ulashada naftiyo axdi dhawra eey

Exit mobile version