inkastoonan waayadan wajigaaga imanoon
wadadiina soo marin walaacagi kama tagin
wadnaha jidhkaygoo sibaad iigu wayntahee
ilimaaa war dhar iyo kii wabi kasoo gala
ama badaha waawayn adaan kaa waraystaa
inaan wali ku jecelahay waydii dadkaba qaar
in kastoo warkayguba waabay qadhaadh iyo
warmo kaaga daranyahay waxad filatay yaablee
marna anigu wacaneey weedhaada kama tago
markaad wada jirkeeniyo iyo weheshi diidaan
ana kali u weecdoo wisiisibaan ku maqanee

Exit mobile version