qadarinbaad mudantahoo qiimaad igu leedehee
ha yeeshee dhibkaan qarsaday sirtaydii qaraxdayo
anaa qaladkaa galee hadii qodobada jacaylka
max kamad la igu qaadi lahaa danbiga waan qiran laha
qalbigaad hoy u tahoo qayb iga midaad tehee
anaa qoomameeya ciil dibnahaa is qaniinayee
qalanjooy raali noqo

Exit mobile version