intaan ku agjoogayee
dartaa olol reemayee
dhaayuhu kuu ilmeenayee
ahey markalaad ogaan
irdhee qalbigani aduu
asaagaa kaa xushee
ka goo ubaxii wadnaha
ilaw axdigaan lahayn
naftani kuu uursan baa
intaan ambiyoo fogeyo
ka qarin aragaaga ee
markkaad ulashada iwaydo
anaa huba uur ku taalada
inaad ii ooyi doontid

intaan ku adeecayee
sidii eri dhabanka geel
aduun ku ilaashan jiray
dantayda maxaanan eegin
karayso abaabulkii
aayaha noloshayda ee
maanta iyo erey kalgacal
afkayga adaa ka xidhay
naftaan adi kuu ursanaba
intaan ambiyoo fogeeyo
ka qarin aragaage
markaad ulashada iweydo
anaa huba uur kutaalada
inaad ii ooyi doontid
naftaan adi kuu ursanaba
intaan ambiyoo fogeeyo
ka qarin aragaage
markaad ulashada iweydo
anaa huba uur kutaalada
inaad ii ooyi doontid

Exit mobile version