VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Filsan - Lyrics

Rabaa rabaa rabaa igu kaa galaday maxaan gacal kuu qabaayoo jaceylkuna igama go'ee Hablaha gayigeena joogaan adan kuu guuxayaayoo waliba gaar kuu ahay Galabti hadalkaad i tiri gacalo nabarkii i gaaray guntiyo beerku i jaray Hadaan hurdo gama iraahdana adaa gaar iga hayoo wadnaha garabkiisi baad habeenkii ku gaardisaa anoo anoo anoo filsaney ku jecel anoo awgaa u go'ay armad iga guursataa anoo anoo anoo geenyooy ku jecel anoo awgaa u g'ay armaad iga guursataa Boodhari godobtuu u go' ay dadki garabku ka waayay tabtiisi arman noqdaa Waxaan heesti ku gooyay go'anka adaa iska leh garowso gaad baan u aal Hadaan hurdo gama iraahdana adaa gaar iga hayoo wadnaha garabkiisi baad habeenki ku gaardisaa Lyrics by Moha Wali
Queue is empty
-- / --