Hilaaca roobka
hobaanta geedkaa x2
ileyska hoyga
gabar hagagsan
yartaan uhaystee x2

habene habeen, taan kadoortee
miyey habar hog iiqodaysey x2

allow habaabin
howlaan igaarin
naftaan uheelan
hadmaan uhiliin x2

anoo hanunsan
hilinka toosan x2
hagaaga uhaysta
jadha hagoogan
ma ihorseedee x2

Duni duni halowsan
habaabi beena
dadow hogansan x2

allow habaabin
howlaan igaarin
naftaan uheelan
hadmaan uhiliin x2

Lyrics by: Mohamed amiin

Exit mobile version