Seef weeye caashaqu
jirka meesha uu saro
sahal kuma bogsootee

Waxbey i saaqay gabi gabi
shanqadh bey i baxeysa
is moogsii is leeyahay

Seef weeye caashaqa
jirka meesha uu saro
sahal kuma bogsootee

Sabo weeye xiisuhu
aan ka suulin laabtoo
sadrigeyga jiifee
waxbey i saaqay gabi gabi
suurad baan aan arkaayaa
nafta soo haleedee

Seef weeye caashaqu
jirka meesha uu saro
sahal kuma bogsootee

Lyrics by: Moha Wali

Exit mobile version