yartaan dhaymadeed waday
iyadu diraceed tuurtay
oo dabaalaneey yaa idul
geeyaa naftaydu waxay
idareentiye dar daarankii
aabahay sow maan sow
maanan daliilsadeen
allow kuu dabaal dega
oo yaa mar uun kulaa
dadaab galo habeen
kasta kuu daleegoo

geenyadaa dumarkan
ka eegtaay iyadoo meel
doogle jiiftoo oo xared
ay dur duur tahay
daainkeen qurux u
dhamaystiray dadkuna
ucodeeyeen miyaa
miyaa ladeyn karaa
allow yaa kuu dabaal
dago oo mar uun kula
dadaab galo habeen
kastaa kuu daleegoo
allow yaa kuu dabaal
dago oo mar uun kula
dadaab galo habeen
kastaa kuu daleegoo

Exit mobile version