Maba ay singaranin
Gumaysiga sirtiisii
Goballadii dhulkeennii
Hadba gobal lakoobay
Garyaqaanku waa kuma
Yaa gooyay go’aankan

Maamula gob ahayn
Yaa guudka saartay
Af gamashleh taagay
Gammuunkayga iska kici
Geesiyadii soomliyeed
Gari weey u horatami
Gaal lama deydee
Gacanbeey idinku qaban

Garaad laawayaashaan
Gobanimada ka doorbiday
Gasiin eebbe idiin qorin
Si xun looma koobee
Qarankeenna gadanmaysaan
Dhalintaa u kobocday

Maamula gob ahayn
Yaa guudka saartay
Af gamashleh taagay
Gammuunkayga iska kici
Geesiyadii soomliyeed
Gari weey u horatami
Gaal lama deydee
Gacanbeey idinku qaban

Exit mobile version