doqonkaa dilaayaa dadkiisa dalkiisa ugu
dawgalay dagaalka dad yohow maxaan
ka yeelnaa
dumarkiyo cuqaashii la laayay doolarkiyo
dahabkii la qaatay
duf ku bax dareen laawe diinkii laguu dhigay
miyay kugu soo duxaynoo umada aad ka daysaan
tacdarada ku haysaan
da yartii la dumiyay qarankooda dugsi iyo daruusaan
dareerin dulmigaan ku daahay dalkeena dunidoo idil
ay la yaabtay

Exit mobile version