midab qurxoon maskax iyo aqoon midii lagu maneestaay
malyuun haween huunoy madasha tuur ukuu ukuu oo mehersaman maba u ekide
waad ka muuqataa
ekide waad ka muuqataaye

macan adaa man kaygii qaadoo marna adaan kaa maar minee

midig isii hayga maagine
isii hayga maagine

muunadii haween kaay
miduu maan ku raacaay
mowlahay isiiyaay
mar hadaan ku helay
murugaa idaysay
muqdisho ma aadnaa
meelihii qurxoonaa
miyigii ma aadnaa
mundul maka taagnaa
maan deeq maku maalnaa
maryihii hidahiyo malyuumaad
madhiibaa anagoo mideesan
mininka ma aadnaa

oooku ooku mehersamow
maba u ekide waad ka muuqataaye ekide waad ka muuqataaye

macan adaa man kaygii qaadoo marna adaan kaa maar minee

midab qurxoon maskax iyo aqoon midii lagu maneestaay
malyuun haween huunoy madasha tuur ukuu ukuu oo mehersaman maba u ekide
waad ka muuqataa
ekide waad ka muuqataaye

macan adaa man kaygii qaadoo marna adaan kaa maar minee

midig isii hayga maagine
isii hayga maagine

Exit mobile version